Muqdisho 06 January 2012

 

Shabaab oo duulaan ku ah Maamulka Faroole

 

khatarta cusub ee Kooxda Al-shabaab oo haatan ka wada dagaalo culus duleedka Magaalada Boosaaso kadib markii ay u soo hayaameen Buuraha galgalato oo haatan saldhig u ah ayna ku sugan yihiin Madax sare iyo dhowr kun oo maleeshiyaad ah.



 

Muqdisho 18 Nov.2012

 

Saakay Shabaabka labo barakac ayaa soo wajahay

 

Ciidmada Dowladda iyo kuwa Amisom oo saaka ka ruuqaansaday degmada Balcad ayaa gaaray deegaanka Garsaale oo 18km u jira Degmada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe oo ka mid goobaha yar ee weli ku jira gacanta kooxda Al-Qaacidada


Muqdisho 17 Nov. 2012

 

TACSI

 

(Ina Lohaahi wa ina Ileehi Raajicuun)

 

Allah u naxariisto waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xaaji Maxamed Cabdulle Jimcaale ( Xaaji Baakoor) 14 Nov.2011.


Cammaan 17 Nov. 2012

 

Kacdoonka isbedeldoonka ee Boqortooyada Urdun

 

(Daawo Sawirada)

 

kacdoon lixaad leh ayaa ka socda Boqortooyada Urdun oo lagu dalbanaayo in Boqor Cabdalla uu talada ka dego iskagana tago dalkaasi,kacdoonka oo ka bilowday kadib markii Dowladda ay kor u qaaday qiimaha


Gaza 15 Nov, 2012

 

Taliyahii Milateriga ee Ururka Xamaas oo lagu dilay Gaza

 

(Daawo Sawirada)

 

Taliyihii Kata'ib Cisudiin Qassam ee Muqaawamada falastiin Axmed Al Jacbari oo maalintii shalay Israel ku dishay Marinka Gasa weerar cirka ay ku qaaday gaari uu saarnaa ee marayay bartamaha Gasa


 

Muqdisho 14 Nov.2012

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xassan Shekh Maxamuud oo shir Jaraaid ku qabtay Xafiiskiisa kagana hadlay Xaaladda dalka,Amniga,dhismaha Dowladda iyo xaaladda Magaalada Kismaayo. ( Halkan ka dhageyso shirka Jaraaid ee Madaxweyne Xassan Shekh )


Muqdisho 11 Nov. 2012

 

Madaxweyne Xassan Shekh oo u soo jeestay arrinta ka aloosan Kismaayo

 

 

Warar sugan oo ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in dhowaan lagu amridoono ciidamada kenya in ay iskaga baxaan dalka Soomaaliya waxaana lagu bedelidoonaa ciidamo ka socda Ethiopia


Muqdisho 10 Nov. 2012

 

Kenya iyo Axmed Madoobe waa in dib looga xoreeyo Kismaayo

 

 

Waxaa muuqata in Kismaayo iyo guud ahaan Gobolada Jubooyinka ay galeen marxalad cusub oo la mid ah tii Hogaamiye kooxeedyadii iyo Dowladaha ku adeeganaayo ee damaca ka led in ay boobaan kheyraadka dalka


Muqdisho 09 October 2012

 

Madaxweynaha oo la kulmay warbaahinta Gudaha iyo wakiilada warbaahinta Caalamka

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay,  wariyayaashii ka soo laabtay magaaladda Kismaayo


Muqdisho 30 October 2012

 

Jowhar oo ku soo biiridoonta Magaalooyinka xorta ka ah kooxda Shabaab

 

Guddoomiye ku xigeenka maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Yuusuf Cabdi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dhowaan magaalo Madaxda Gobolka Shabeelaha dhexe ka xoroobidoonto gacanta kooxda Sahbaab


Path Uk 28 October 2012

 

Nin Daaqadaha nadiifiya oo sidii Daanyeer jaranjaro la'aan u koraaya sar 4 dhabaqadood ah

(Daawo Video)

 

Ninkan oo degan Magaalada Path oo u dhow Bristol dalka Ingariiska ayaa muddo sanooyin ah jaranjaro la'aan sidii Daanyeerka u fuulayay Daar 4 dhabaqadood ah oo uu ka nadiifiyo Daaqadaha


Muqdisho 28 October 2012

 

Nin Bambaano ku weeraray xalay Saldhig Booliis oo la toogtay Meydkiisana la soo bandhigay

 

Ciidanka Booliiska Gobolka banaadir ayaa saakay u soo bandhigay dadweynaha Meyd nin ka tirsanaa kooxda shabaab oo xalay bambooyinka gacanta laga tuuro ku weerar Saldhig Ciidamo ka tirsan Booliiska ee Degmada Yaakh-


Ballidoogle 28 October 2012

 

Amison oo sheegtay in si dhaqsi loo furidoono Wadada isku xirta baydhabo iyo Ballidoogle

 

Taliyaha ciidamada Amisomtaliyaha ciidamada Amisom ee gobolka Shabeellaha hoose General. Silver hoose ayaa sheegay in ay isku furidoonaan waddada dheer ee isku xirta garoonka Ballidoogle iyo Magaalada


Muqdisho 24 October 2012

 

Madaxweyne Xassan Shekh oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee talyaaniga

(Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda talyaaniga Gulia Terzi oo maanta boqasho ku yimid Soomaaliya waxaana durbadii loo


Kuwait 22 October 2012

 

Banaanbaxyo hareeyay Kuwait

(Daawo Sawirada)

Booliiska ayaa u isticmaalay Gaaska dadka ka ilmeesiiya,biyo xoogan iyo Qaraxa cabsi gelinta ee loo yaqaan Stun Grenades si ay uga hirtagaan kumanaan dibadbaxayaal ah oo diidan isbedel lagu sameeyay qawaaniinta doorashada taasi oo


Triboli 22 October 2012

 

Xafiiska Raiisul Wasaaraha Lubnaan oo weerar lagu qaaday

(Daawo Sawirada)

Dadweynaha Magaalo madaxda dalka Lubnaan ee bairuut ayaa maanta isugu soo baxay baroordiiq aaska taliyihii Ciidamada Nabsugidda Usama Al-Hassan oo dhowaan lagu dilay qarax baabuur waxaana soo dhoobtay wadooyinka dad ka


Nairobi 21 October 2012

 

Madaxweynaha Kenya oo ku adkeysay in Ciidamadiisa sii joogidoonaan Soomaaliya

 

Madaxweynaha Kenya ayaa sii adkeeyay in ay Soomaaliya ka bixidoonin intii ay ka gaaraan danaha ay u soo galeen oo si maldahan u Madaxweynaha u sheegay isagoo ku adkeystay in ay ku sugnaandoonaan Soomaaliya ilaa laga


Minneapolis 16 October 2012

 

Maxkamadeyn Nin Soomaali ah oo ku eedeysan Argagaxiso

 

Nin Soomaali ah ee la yiraahdo maxamuud Saciid Cumar ayaa maxkamad uga socotaa dalka Mareykanka magaalada Minneapolis waxaana uu ku eedeysan


Suuriya 16 October 2012

 

Dagaalka Suuriya oo galay Bishiisi 20aad

(Daawo Video)

Dagaalka Ba'an ee ka socda Dalka Suuriya oo galay bishiisi 20aad ayaa waxaa dadaal badan loogu jiraa sidii xal dhan waliba raali geliya loogu heli lahaa iyadoo Ergeyga Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Lakhtar Ibrahimi ku guda jira socdaal uu ku


Addis Ababa 14 October 2012

 

Midowga Afrika oo ku baaqay in xayiraadad Hubka laga qaado Soomaaliya

 

Ururka Midowga Afrika oo shir ku yeeshay magaalo madaxda Ethiopia ee Addis Ababa ayaa warmurtiyeed ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in ay muhim tahay in Soomaaliya laga qaado xayiraadda Hubka si loo qalabeeyo


Muqdisho 14 October 2012

 

Debka Faroole ka hoos shidmay

 

Cabdiraxmaan Faroole oo lagu yiqiin afdheeri siyaado ah oo marnaba aan ka xishoon inuu si cad uga horyimaado Dowladdii Shekh Shariif kadib markii ay u soconwaayeen dhowr arrimo uu


Muqdisho 14 October 2012

 

Kulanka Maanta ee Baarlamaanka

 

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa saakay ku kulmidoona harunta Golaha Shacabka ee Muqdisho,kulankaasi oo looga doodidoono Xeer hoosaadka iyadoo horay Guddiyo loogu


Muqdisho 11 October 2012

 

Madaxweyne Xassan Shekh oo dalka dib ugu soo laabtay

(Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho


Muqdisho 10 October 2012

 

Kooxda Al-Shabaab oo Qorsheyneysa in dagaalka Muqdisho dib ugu soo celiyaan

 

Al_shabaab kadib jababkii isxigxigay iyo tirada aadka u badan Maleeshiyaadkeedi isu soo dhiibeen Dowladda waxaa ay haatan ku howlan yihiin horjoogayaasha Kooxda sidii ay markale Muqdisho ugu soo noqon


Manama 10 October 2012

 

Halkan Ka daawo Booliiska Rabshadaha ee Boqortooyada Baxreyn oo si xun la iskaga caabiyay

(Daawo Video)

Boqortooyada dalka yar ee Baxreyn ayaa kacdoon ka socda muddo sanad ka badan waxaana kacdoonka wada dadla reer Baxreyn ee Shiicada ah oo tiro ahaan ka badan kuwa tala dalka haya ee Sunada ah,Filimkan waxaa ku arkidoontaa iska caabin adag.


Muqdisho 09 October 2012

 

Amison ee Saldhig ka sameysaneysa Garoonka Balli-doogle

(Daawo Sawirada)

Taliska Ciidamada Amison ayaa sheegay in Garoonkii dayaaradaha ee Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ee Balli-doogle ay fariiska ugu weyn ka dhigandoonaan kadib markii laga xoreeyay Maleeshiyaadka Al-Qaa


Kambala 08 October 2012

 

Madaxweyne Xassan Shekh oo si heer sare loogu soo dhaweeyay kampala

(Daawo Sawirada)

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa si heer sare loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda Dalka Ugandha ee Kambala


Muqdisho 07 October 2012

 

Maxaa la gudboon Raiisul Wasaaraha cusub

 

Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon(Saaicd) ma sahlana howlaha sugaaya dal burburay iyo Shacab kala qeybsan oo hardan ugu jira sidii mid waliba u yeelan lahaa maamul ku sheeg iyo dagaal aan u muuqan mid dhamaad laheyn.

 

 

Muqdisho 20 September 2012

 

Qaraxyo isxigxiga oo ka dhacay Muqdisho(Daawo Video)

Qaraxyo is xigxiga ayaa ka dhacay makhaayad lagu magacaabo Vilagge oo ku dhegan Guriha Hooyooyinka ee magaalada Muqdisho, qaraxyadaasi oo ay soo maleegeen naxariislaawayaasha Shabaab

( Daawo Video)

 

Nairobi 19 September 2012

 

Sam Ongeri oo dafiray hadalkii shalay ka soo yeeray

Wasiirka arrimaha dibada Kenya Sam Ongeri ayaa dafiray in uu ku eedeeyay Madaxweynahii hore Mudane Shekh Shariif in uu ka danbeeyay qaraxii 13 bishan ka dhacay Hoteel Al-jasiira

 

Muqdisho 19 September 2012

 

 

Madaxweynahii hore Mudane Shekh Shariif oo ka jawaabay eedeyntii loo soo jeediyay

Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aanu wax kug ah ku laheyn kuna lahaan jirin falal noocaasi ah

 

Muqdisho 18 September 2012

 

Madaxweyne Xassan Shekh oo si kulul uga hadlay hadal ka soo yeeray Wasiirka Dibadda Kenya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir Jaraa'id uu qabtay kaga hadlay eedeynta loo soo jeediyay Madaxweynihii hore

 

 

Nairobi 18 September 2012

 

Safaaradda Soomaaliya ee Keyna oo dacwad u gudbisay Dowladda Kenya

Safaaradda Soomaliya ee dalka Kenya ayaa sheegtay in ay dacwad ka dhan ah wasiirka arrimaha dibadda Kenya u gudbiyeen dowladda dalkaasi kadib markii oo si been abuur cad ah Wasiirka Arrimaha.

 

Nairobi 18 September 2012

 

Kenya oo ka shaqeyneysa qaska Soomaaliya

Hadalkii la yaabka lahaa ee ka soo yeeray Wasiirka arrimaha dibadda dalka Kenya Sam Ongeri in Madaxweynihii hore Mudane Shekh Shariif ku lug lahaa qaraxii Hotel Jasiira

 

Muqdisho 16 September 2012

 

Wufuuda Caalamka oo ka qeyb galaya caleem saarka Madaxweynaha Soomaaliya

Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo qulqulaya Wufuuda Caalamka ee ka qeyb galeysa Caleemo Saarka Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Shekh

 

Muqdisho 15 September 2012

 

Ajaanibta Al-Qaacidada Soomaaliya waa in ay Dalka isaga baxaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xassan Shekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Shekh Cismaan Jawaari ayaa galabta shir jaraaid

 

Muqdisho 15 September 2012

 

Madaxweyne Xassan Shekh Maxamuud oo qaabilay Wafdi ka socday Qaramada Midoobay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta Xafiiskiisa Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho ku Qaabilay Wafdi ka Socday Qaramada Midoobay

 

Muqdisho 15 September 2012

 

Qababqaabada Caleemo saarka Madaxweynaha

Maanta Magaalada muqdisho waxaa ka socda qabanqaabada caleemo saarka Madaxweyne Xassan Shekh Maxamuud kadib markii uu si aqlabiyad ah

 

Muqdisho September 2012

Pro.Xassan Shekh Maxamuud oo ku guuleystay Xilka Madaxweynaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw loo dhaariyay jagada Madaxweyne ee Soomaaliya muddo

 

Hargeysa September 2012

Feysal Cali Waraabe "Maamulka Garoowe xaq uma laha Madaxweyne ama Ra'iisul Wasaare"

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe oo u waramaamay voa ayaa sheegay in Maamulka Puntland eysan xaq u laheyn in isu sharaxaan xilka madaxweynaha ama Raiisul

 

Muqdisho September 2012

Ujeedada Faroole- Keyga lihi,kaagana kula lihi kulina aan u taliyo

Cabdiraxmaan Faroole oo noqday diktatoor ku amartagleeya Soomaali oo idil,markii uu sanifo kala kor dhaca dowladda Soomaaliyeed isagoo goor waliba u dhaqma sidii wiil madax adag oo waayaha ku

 

Muqdisho August 2012

Allah u naxariisto waxaa maanta Muqdisho ku geeriyooday Suldhaan Cali Suldhaan Axmed Suldhaan wardheere Xayle

 

Maanta ay bisha August tahay 21ka waxaa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho Suldhaanka Beesha cali

 

Muqdisho August 2012

 

Guddiga farsamada oo noqday Dhurwaagii hilibka loo dhiibtay

Guddiga Farsamada oo loo xilsaaray in ay hubiyaan in Xildhibaanada loo soo gudbiyay in ay ka soo baxeen

 

Muqdisho August 2012

 

Qeyladhaanta Murashaxiinta qaarkood maxaa ku hoos jira

Beryahaan waxaa isa soo tarayaa qeylodhaan oo aan loo meel dayin oo Murashaxiinta qaarkood meel ka

 

Muqdisho August 2012

Kii la keenay kow keenay 50 kale
ayaa hal Kursi u sharaxan

Waxaa la yaab leh in inta badan Murashaxiinta u taagan doorashada madaxweynanimada waa ka dhere

 

Muqdisho August 2012

 

Waa iga talo si xaalka berrito fowdo isku bedelin

Somaali hadaan nahay waa in aan ku cibro qaadanaa labaatan sano oo aan ku jirnay fowdo iyo kala damb

 

 

Dhaartii Madaxweyne Xassan Shekh Maxamuud

 

Waa Munaasabadii lagu Dhaariyay Madaxweynaha kadib markii uu si aqlabiyad ah ugu guuleystay Xilka madaxweynaha


Taariikh Baal dahab ah gashay

 

Madaxweynahii hore Mudane Shekh Shariif Shekh Axmed oo si kalsooni ah oo demoqraadiyad leh u soo dhaweeyay madaxweynaha cusub doorashada kadib


Khudbadii Salaad Cali Jeelle ka jhor jeediyay xubnaha Baarlamaanka

 

Salaad cali Jeelle oo khudbad aad u qosol badan runtana ka sheegay xaaladda jirta si cadna u qeexay wax qabadkiisa iyo haddii uu nasiib u yeesho in la doorto sidii uu wax u qaban lahaa,.khudbadaasi oo mar qura bedeshay jawiga Baarlamaanka .


 

Fasahaada Ciidanka Taraafikada Kenya (Daawo Video)

 

Daawo Muqaalkan Video ah Ciidanka Taraafikada dalka Kenya oo Laaluush ka daldalanaayo wadaayaasha Gaadiidka dadweynha, Filimkan waxaad ku arkidoontaa hababka ay adeegsadaan Taraafikada markii la siinaayo Laaluushka iyo ayagoo


 

Laba Gabdhoodh walaalo ah oo isku dayay in ay isdilaan

 

Dhacdadaan oo ka dhacday dalka Ingariiska ayaa labo Gabdhoodh oo walaalo ah isku dayeen in isdilaan waxayna orod ku galeen wado weyn oo baabuur xowli ku socoto marayaan iyadoo Ciidamada Booliska isku dayeen in ay joogiyaan laakin ay fara baxsadeen.


Hees Shirib Gobolka Cowl

 

Xafladii lagu taageeraayay aasaaska Gobolka Cowl ee bartamaha Soomaaliya oo ,magaalo madaxdiisa tahaty Galcad. Gobolka Cowl waa Gobol ay u dhameystiran yihiin dhammaan kaabayaasha dhaqaalaha sida Deked,Isgaarsiin, Cisbitaal iyo dhismayaasha aasaasiga .


 

Fariin ku socota Dhallinyarada is haligeysa ee Shabaabka

 

Shekh Maxamed cabdi Umul oo ka mid ah Mashaayikhda Soomaaliyeed ayaa si weyn uga hadlay Dhallinyarada ishaligta isla markaana galaafta ummad aan wax dembi ah laheyn waxaana uu sheegay in ay Jahanamo gelaayaan

 

 

 

Muqdisho 08 October 2012

Madaxweyne Xassan Shekh oo qaabilay wafdi ka socday Ururka Iskaashiga Islaamka OIC (Daawo Sawirada)

 

Buur hakaba 08 October 2012

Al-Shabaab oo xalay iskaga huleelay degmada Buur Hakaba

Muqdisho 07 October 2012

Madaxweyne Xassan Shekh oo qaabilay Safiirka India ee Soomaaliya(Daawo Sawirada)

Wanlaweyn 07 October 2012

Garoonka Bali-doogle oo gacanta Dowladda soo galay

Wanlaweyn 07 October 2012

Wanlaweyn oo ka xoroowday Kooxda Shabaab(Daawo Sawirada

Muqdisho 30 September 2012

Isu soo bax lagu taageeraayay qabsashada Kismaayo oo lagu qabtay wardhiigley

 

Nairobi 30 September 2012

Bam Gacameed lagu weerary kaniisad ku taal Nairobi Kenya(Daawo Video)

 

Muqdisho 29 September 2012

Halkee u baxsadeen Madaxdii Al-Shabaab iyo Ajaaniibtooda

Los Angeles 28 September 2012

Ninkii sameeyay Filimkii Muslimiinta ka careysiiyay oo la soo xiray

Kismaayo 29 September 2012

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Magaalada Kismaayo

Muqdisho 27 September 2012

Madaxweyne Xassan Shekh oo kulan uga qeyb galay Internetka

Dimishiq 26 September 2012

Labo qarax waa weyn oo saakay lala beegsaday Taliska Ciidamada Siiriya

Muqdisho 23 September 2012

Madaxweyne Xassan Shekh oo cambaareeyay dilkii Xildhibaan Mustafa Xaji Maxamed Tacsina u diray Qoykiisa

Muqdisho 23 September 2012

Guddoonka Baarlamaanka oo cambaareeyay dilkii Xildhibaanka

Muqdisho 22 September 2012

Horjoogayaal iyo maleeshiyo Shabaabka tirsan oo isa soo dhiibay (Daawo sawirada)

Muqdisho 22 September 2012

Xildhibaan Caawa Muqdisho lagu dilay

Muqdisho 22 September 2012

Xoreynta Magaalada Jowhar

Muqdisho 22 September 2012

Madaxweyne Xassan Shekh oo la kulmay wakiilka Midowga Yurub

Muqdisho 18 September 2012

Madaxweyne Xassan Shekh oo la kulmay Wasiirka Horumarinta xiriirka Caalamiga ee Sweden

Muqdisho 18 September 2012

Kismaayo oo Ciidamada huwanta ah ku hareereysan yihiin

Muqdisho 16 September 2012

Xafladii Caleemo saarka Madaxweyne xassan Shekh Maxamuud oo la soo gebagebeeyay

Afmadow 15 September 2012

Ciidamada Dowladda iyo kuwa Amison oo jab xoogan u geystay Al-Qaacidada Soomaaliya

Muqdisho 10 September 2012

Dagaal culus oo haatan ka socda xaafado ka tirsan Muqdisho

Muqdisho 09 September 2012

Xaflad ballaaran oo lagu taageeraayo Murashax Mudane Shekh Shariif(Daawo Sawirada)

Charlotte 07September 2012

Obama oo oglaaday Murashnimada xilka Madaxweynaha ee Xisbiga democrat

Muqdisho 07 September 2012

Qarraxyo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho 06 September 2012

Faragelinta qaawan ee Kenya ku heyso Soomaaliya maxay tahay ujeedadooda

Muqdisho 25 August 2012

Tartanka Guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa

Muqdisho 19 August 2012

Madaxweynaha oo Shacabka Ciida ugu hambalyeeyey kulanna la qaatay sarakiishii hore ee Ciidamada

New York 18 August 2012

Lakhdar Ibrahimi oo si rasmi loogu magacaaway Ergeyga QM ee Suuriya

Muqdisho 18 August 2012

Guddiga Farsamada oo xaqiijiyay in Liiska 202 xubnood in uu sax yaha

 

 

 

Pages.....